TAARIIKHDII TATAARKA QEEBTII 3

FAARIS: oo ah dhulka ay hadda ka taliso dawladda Iran, qayb ka mid ah waxaa gacanta ku hayey dawladdii Khuwaarzimiyiinta, qaybaha galbeed oo Cabbaasiyiinta xigana waxaa gacanta ku hayey Shiicada Ismaaciiliyiinta, oo la sheegay inay ahayd firqo diinta ku baraxday falsafado oo ku soo kordhisay waxyaalo badan oo diinta asalkeeda khilaafsan oo qalloocan, iyagoo Quraanka…

TAARIIKHDII TATAARKA PRT2

KHILAAFADII CABBAASIYIINTA Khaliifadu iska magac bay ahayd, waxayna ahayd astaan u taagan magaca guud ee Muslimiinta laakin aan amar iyo nahyi toonna lahayn, amarkiisu wuxuu ka socday oo keliya meelo Ciraaq ka mid ah, waxaana ka awood badnaa Suldaanka ama Wasiirka hawsha fuliya iyo saraakiisha ciidanka oo marar badan talada ka tuuri jiray Boqorkii ay…

TAARIIKH DII TATAARKA

BISMILLAAH DUULLAANKII TATAARKU KU SOO QAADEEN CAALAMKA ISLAAMKA QEEBTII 1 AAD Qisada Tataarka oo ku baahsanayd buugaagta hooyada u ah taariikhda islaamka waxaa si aad ah isaga xilsaaray qoraa casrigaan jooga oo la yiraahdo: Raaghib Assarjaani, oo isagu intuu dhammaan soo uruuriyey oo si heer sare ah u agaasimay soo saaray qoraal muujinaya baaxaddii uu…