About Us

Join our community of learners and start your journey towards success.

LEARN MORE ABOUT US

Welcome To haweeyo

haweeyo waa website elearning ah lagu barto qaybaha kala duwan ee cilmiga u kala baxo sida ,luuqadaha,xirfadaha[garphic desing] iyo computerka ,iwm.waa websit aad kaga heli karto course free ah oo ay diyaariyeen youtubers ka soomalida kuwooda jecel in ay waxku barnaa dadka si free ah.

BAAQEENNA

haweeyo Baaqeedu waa waxbarashada dadwaynaha in loo fududeeyo oo qof soomali ah uu helo waxbarsho bilaash ah ,.
waxaan bogaadinaynaa dadka youtuberska soomalida ee duuba casharda bilaash ka ah ee u huray wakhtigoodii si ay dadka wax taya le ugu soo gudbin lahaayeen.

waxaan u sheegayaa qofkasta oo jecel in uu waxbarto waxaan kuu soo uruurinay wax kasta oo aad u baahnay kaliya adigu wakhtigaaga ka faa,idayso Balanteenu waa boqol kiiba boqol waxbarsho bilaash ah.

HIMILADEENA

haweeyowaxay utaagan tahay sidii ay u haqab tidhi lahayd, baahida bulshadu u qabto barashada xirfadaha sida graphic desing ka ,Computerka Qaybihiisa kala duduwan, luuqdaha[language] iyo iwm.

Waxaan rajaynaynaa in aan ka sii badin doono courseka .waxaa jira youtuberro soomali ah oo soo gudbiyaa casharo muhiim ah laakin aadn helayn markaas aad baaryaso waxaan isku dayeynaa in aan casharadooda muhimka ah soo galinno